Aqoon Guud icon

Aqoon Guud

★★★★★
★★★★★
(4.97/5)

6.0Free4 years ago

Download Aqoon Guud APK latest version Free for Android

Version 6.0
Update
Size 7.07 MB (7,412,016 bytes)
Developer Abdikani Waano
Category Apps, Entertainment
Package Name com.walaalkiina.AbdikaniWaano.Aqoonguud
OS 4.0 and up

Aqoon Guud APPLICATION description

*Hubaal 'Aqoon Guud' In aad Wax Badan Kafaa'idi Doontid*
Aqoon Guud waa App ka kooban 6 qeybood muhiim ah oo kala ah:-


-99ka magaca ee Allaah :-
Qaybtaan waxaad ku baran doontaa, magacyada Alle iyo fasiraadiisa, oo aad wax badan ka kororsan doontid Insha'alah.


-Siiradii Nabiga Nnkh :-
Qaybtaan waxaad ku baran doontaa Siiradii Rasuulka scw laga soo bilaabo markuu ku soo biiray dunida ilaa uu ka geeriyoodo oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.


-Xikmadooyin :-
Qaybtaan waxaad ku baran doontaa, murtida iyo hadal wanaaga adigoo kaa dhigi doono hadalkaaga mid ku qotomo murti iyo waayo aragnimo ku salaysan oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.


-Weydiimo iyo warcelin:-
Qeybtaan waa qeyb kale oo ku baran doonto weydimo iyo warcelino kala duwan sida:-
1:Suaalooyin Diini.
2:Taariikhda Soomaaliya iyo wadamada kale ee caalamka.
3:Hal-xiraale.
oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.


-Xulasho:-
Qaybtaan waa qeyb kale oo aad ku xulanayso Xikmadooyinka aad ka heshay:-


-Xasuusin Maalinle Ah:-
Qaytaan Waxaad ka heli doontaan, oraah kiciso dareenkaada, maankaana ka shaqeysiiso, ku galiso himilo, kuu sahasho wadada guusha.
↓ Read more
Aqoon Guud screen 1 Aqoon Guud screen 2 Aqoon Guud screen 3 Aqoon Guud screen 4 Aqoon Guud screen 5 Aqoon Guud screen 6 Aqoon Guud screen 7 Aqoon Guud screen 8

Old versions

Version Size Update
⇢ 6.0 (1 variants) ↓ 7.07 MB ◴ 4 years ago
⇢ 4.0 (1 variants) ↓ 7.07 MB ◴ 4 years ago
⇢ 3.0 (1 variants) ↓ 7.07 MB ◴ 4 years ago