EVC Manager - For Hormuud and Golis Apk

EVC Manager - For Hormuud and Golis iconShow qr code
EVC Manager - For Hormuud and Golis qrcode
Follow UpdatesRequest Updates

0

55 votes, 4.5/ 5
  • Apps, Finance
  • EVC Manager - For Hormuud and Golis on google playGoogle Play
  • 1.4.10
  • Android 4.0.x - Ice Cream Sandwich
  • OnkodSoft
  • 0
Download Now

EVC Manager - For Hormuud and Golis v1.4.10 Apk screenshots

EVC Manager - For Hormuud and GolisEVC Manager - For Hormuud and GolisEVC Manager - For Hormuud and GolisEVC Manager - For Hormuud and GolisEVC Manager - For Hormuud and GolisEVC Manager - For Hormuud and Golis

The description EVC Manager - For Hormuud and Golis Apk

ENGLISH:

EVC Manager is very-easy-to-use productivity app that helps you manage your EVC Plus and SAHAL transactions for Hormuud and Golis. Note: EVC Manager does not have access to your EVC/Sahal accounts. It just reads SMS messages that come to your phone after you make EVC transaction.

Some of the features included in EVC Manager are:

- EVC Manager gives summary and detailed reports of EVC/Sahal transactions: one-by-one, daily, monthly and by number.

- Filter Transactions by type (receive, send, airtime, etc.)

- Search EVC/Sahal transactions by number.

- Language setting to either English or Somali.

- Autocomplete feature: you don't have to type all digits when sending EVC. EVC Manager will show the list of numbers that you sent EVC/Sahal previously.

- Sending EVC/Sahal in group. This feature is good for people who send money to multiple people such as when paying salary.

- EVC/Sahal Manager uses very small storage as it does not store EVC data. it generates dynamically when you start the app based on EVC SMS records already present on your device.

- EVC Manager is very safe app, it DOES NOT store personal data like other apps and it DOES NOT have the power to access your EVC account.

You will find many more good features in EVC Manager when you start using it.
We welcome your feedback. Please give us 5-star if you like the app.

SOMALI:
EVC Manager waa barnaamij sahlan oo kaa caawinaya sidii aad u maamula laheyd dhaqdhaqaaqa EVC ama Sahal ee Hormuud iyo Golis
Waxyaabaha ugu waaweyn ood ka helayso barnaamijkaan waxaa ka mid ah:

- Wuxuu ku tusayaa dhaq-dhaqaaqa EVC/Sahal oo faahfaahsan iyo asagoo kooban: halhal, maalinle, bib-bil, iyo nabar ahaan.

- kala sooc dhaqdhaaqa EVC/Sahal ( filtering)

- Raadi dhaqdhaqaag gooni ah adoo isticmaalaya nambar ama magac

- Luqadda aad rabto ka dhigo, Somaali ama Ingriis.

- EVC Koox hal mar u dir. Arrintaan waxay caawineysa dadka u baahan inay hal mar dhowr qof lacag u diraan sida dadka mushaarka bixiya

- EVC Manager meemori badan kaama isticmaalayo. Daatada wuxuu diyaaninayaa markaad soo kiciso.

-EVC Manager wuxuu leeyahay dhamaystire. Markii aad EVC dirayso, wuxuu ku tusayaa nambaradii hore oo wax u dirtay si aad mid oga doorato.

- EVC Manager waa sugan yahay dhinaca nabad galyada. OGOW: barnaamijkaan awood uma laha inuu wax ka ogaado, akonkaaga EVCga. Wuxuu kaliya oo aqri kara farriimaha EVCga.

Waxyaabo badan oo kale ayaad ka heli doontaa barnaamijkaan.
Waxaan rajeynayaa inaad jeclaa doonto. Haddii aad jecleysato 5-xidig ku dhufo.

Waa soo dhaweyneynaa ra'yigaaga qaaliga ah.

EVC Manager - For Hormuud and Golis 1.4.10 APK Download BoxBack top

  • 1.4.10
  • Android 4.0.x - Ice Cream Sandwich (SDK: 15)
  • March 4, 2019
  • 6F4F2F08CC2ED32448B9AC52ADDDCFB4E64E7750
  • eaed8adb48b33a44615896a0b0561db7
  • View Permissions
  • 1.4.9
  • Android 4.0.x - Ice Cream Sandwich (SDK: 15)
  • December 23, 2017
  • 6F4F2F08CC2ED32448B9AC52ADDDCFB4E64E7750
  • f932bb87f89531bfe10e723955a69e54
  • -- fixed few bugs
  • View Permissions
  • 1.4.8
  • Android 4.0.x - Ice Cream Sandwich (SDK: 15)
  • September 3, 2017
  • 6F4F2F08CC2ED32448B9AC52ADDDCFB4E64E7750
  • 7cde27c7d74948e3958439e9d3654b34
  • View Permissions
  • 1.4.7
  • Android 4.0.x - Ice Cream Sandwich (SDK: 15)
  • July 28, 2017
  • 6F4F2F08CC2ED32448B9AC52ADDDCFB4E64E7750
  • 361b11527a30b86ebb06b9ee5a764121
  • - improved User Interface and fonts
    - fixed language change issue
  • View Permissions
  • 1.4.3
  • Android 4.1.x - Jelly Bean (SDK: 16)
  • June 13, 2017
  • 6F4F2F08CC2ED32448B9AC52ADDDCFB4E64E7750
  • 070e66bdcff9f1803db3568164397f44
  • View Permissions
  • 1.3.8
  • Android 4.0.x - Ice Cream Sandwich (SDK: 15)
  • April 26, 2017
  • 6F4F2F08CC2ED32448B9AC52ADDDCFB4E64E7750
  • 7c6422864af60fd3b4bb5f5c33e40afd
  • updated layout for tablet screens
  • View Permissions
  • 1.2.1
  • Android 4.0.x - Ice Cream Sandwich (SDK: 15)
  • March 14, 2017
  • 6F4F2F08CC2ED32448B9AC52ADDDCFB4E64E7750
  • 098b9cb096aca68f5b5cdcf7c5de037c
  • View Permissions

10 recent comments of EVC Manager - For Hormuud and Golis APK

Abdullah Adam

Masha Allah waa barnaamij aad ii an facay. Hala sii horumariyo

cc cali haa

Cumar cali

wadaniga dhabta allhow dhowr

Masha allaah waa dhag lkn dadka cuna qabataynta ka dhaafay ama maalin ayaa soomali idinla xisaab tami doontaa ogaada taas

shafici Ahmed

Waxaan jeclaan laheen maadama aan shirkada laga heleen statment dhamaystiran inaad ku soo kordhisaan in statmenti geena aan sidaan rabno u heli karno

Mustafa Hassan

woow I like this app .

Xafso Cadeey

Best app

Software Dhalinyaro somalia ah ay sameeyeen,walahy waa wax lagu farxo, waliba faa'iido gaara ayuu ileeyahay aniga waana kahelay insha allah hormar ayaan idin rajeenayaaa wlaale gacallayaal

Abshir Mohamed Ali

Waa ku mahadsantihiin appkan quruxda badan aad sameyseen waxaa idinkugu darayaa Markaa account Bank lacag ku shubtid ma ogaaneysid dhaqdhaqa micnaha hadaa qof lacag utuuro waan arkayaa laakiin bank ma arkayo taas kusoo dara walal mahadsanidiin

Moh'ud Abdi Olad

Thanks Hormuud Telecom for the development of such help full software , it really helped me alot ..

mahad cabdulahi

Mahad cabdulahi

Social Networks