Hanuuniye icon

Hanuuniye

★★★★★
★★★★★
(4.45/5)

2.10Free2 years ago

Download Hanuuniye APK latest version Free for Android

Version 2.10
Update
Size 15.86 MB (16,628,479 bytes)
Developer Tabaarak Tech
Category Apps, Education
Package Name com.learning.hanuuniye
OS 5.0 and up

Hanuuniye APPLICATION description

Hanuuniyeapp is a e laearning app
Muxuu yahay HANUUNIYE APP?
Adeeggan HANUUNIYE, waa adeeg loogu talo galay inuu dadweynaha u soo dhaweeyo, kana caawiyo barashada diinta, isaga oo u qaabaysan hab waxbarasho rasmi ah oo uu qofku ku dhiganayo casharro diina ah oo tayaysan, ayna u dhigayaan culimada soomaaliyeed, isla markaana uu ardaygu ku heli doono shahaado caddaysanaysa maaddooyinka uu qaatay.
Intaas waxa dheer, su’aalo ama fatwooyin diini ah oo culimada ugu waaweyn ee soomaalidu ay ka jawaabeen, iyaga oo u diyaarsan hab qoraal iyo dhegaysi ba ah, iyada oo wixii wedyiin ah ee intaa aan ahayn ee uu macmiilku u baahdo uu si toos u soo weydiin karo culimada.
Aragtida:
• Faafinta aqoonta diiniga ah iyo wanaag kasta oo bulshada manfac iyo waxtar ugu jiro.
• Soo gudbinta aqoon diineed oo halabuur leh.
• In bulshada soomaaliyeed laga shaafiyo su’aalahooda diinaga ah ee ay tabanayaan.
• In umadda laga haqabtiro aqoonta diineed iyo aqoon kasta oo manfac u leh.

Hiraalka:
• Fudaydinta iyo soo dhaweynta waxbarashada asaasiga ah ee lagama maarmaanka u ah ruuxa muslinka ah.
• Hirgalinta waxbarasho diineed oo sugan, tayo leh, oo fudud.
• In tikniloojiyadda looga faa’ideeyo diinta, ruuxa muslinka ahna loo soo dhaweeyo baahidiisa asaasiga ah ee diineed.
• In la isku xidho bulshada iyo culimada, is haleelkoodana la fududeeyo.
• In culimada laga reebo dhaxal ay dheefsadaan jiilasha soo socda.

Yoolka:
• Kor u qaadidda aqoonta iyo waciyga diineed ee bulshada.
• Ururinta kayd aqooneed diini ah oo dhaxagal ah
• In bulshada lagu gaadhsiiyo aqoonta diineed hab kasta oo casri ah oo suuragalaya.
• Ka qaybqaadashada faafinta aqoonta diiniga ah iyo guud ahaan khayrka iyo wanaagga.
↓ Read more
Hanuuniye screen 1 Hanuuniye screen 2 Hanuuniye screen 3 Hanuuniye screen 4 Hanuuniye screen 5 Hanuuniye screen 6 Hanuuniye screen 7 Hanuuniye screen 8 Hanuuniye screen 9 Hanuuniye screen 10 Hanuuniye screen 11 Hanuuniye screen 12 Hanuuniye screen 13 Hanuuniye screen 14 Hanuuniye screen 15 Hanuuniye screen 16

Old versions

Version Size Update
⇢ 2.4 (1 variants) ↓ 11.37 MB ◴ 3 years ago
⇢ 2.0 (1 variants) ↓ 27.86 MB ◴ 3 years ago
⇢ 1.0 (1 variants) ↓ 86.59 MB ◴ 3 years ago