IIBGEE Somalia  -  Sell and Buy icon

IIBGEE Somalia - Sell and Buy

★★★★★
★★★★★
(5.00/5)

1Free7 years ago

Download IIBGEE Somalia - Sell and Buy APK latest version Free for Android

Version 1
Update
Size 763.34 KB (781,662 bytes)
Developer NonStopWebsites App Ly.S
Category Apps, Shopping
Package Name com.IIBGEE_Somalia
OS 2.3 and up

IIBGEE Somalia - Sell and Buy APPLICATION description

Isticmaalka iibgee.com aad ayay u sahlan tahay.
Isticmaalka Websaydhka waa sidan: Websaydhka booqo; iska qor (Register); ka xayaysii badeecaddaada ama adeegaaga(Post an Ad), galina sawirada ganacsigaaga.
Ganacsato iyo gatayaal badan oo Soomaali ah ayaa maalinba maalinta ka danbaysa isticmaalaya iibgee.com. Noqo ganacsiga ugu horeeya ee ka faa’iidaysata websaydhkan casriga ah.
Sidoo kale, iibgee.com ka raadso: dhar, kabo, gawaari, hoteel, iskuulo, shaqo, adeegyo, elegtaroonig… iyo dhamaan badeecadaha iyo adeegyada ay soo gudbiyaan ganacsatada Soomaalida ee ka ganacsata dalka iyo dibadaba.
Hadii aad u baahan tahay sharaxaad dheeri ah oo ka hadlaysa iibgee.com ama aad u baahan tahay in laguu xayaysiiyo badeecad/adeeg, nagala soo xariir: [email protected]
↓ Read more
IIBGEE Somalia  -  Sell and Buy screen 1 IIBGEE Somalia  -  Sell and Buy screen 2 IIBGEE Somalia  -  Sell and Buy screen 3 IIBGEE Somalia  -  Sell and Buy screen 4