SahalPay-EVC icon

SahalPay-EVC

★★★★★
★★★★★
(0.00/5)

3.0Free5 years ago

Download SahalPay-EVC APK latest version Free for Android

Version 3.0
Update
Size 3.23 MB (3,382,763 bytes)
Developer SahalPay
Category Apps, Finance
Package Name com.ismailEVC.qr_evc_scanner
OS 4.1 and up

SahalPay-EVC APPLICATION description

SahalPay-EVC Sender waa Application kaa caawinaayo Adeeyga EVC-PlusKa Si marka aad
Lacag u Wareejinesid Mobile kale Ama Account Ku Shubeysid Aadan U qaldin Lcagtada.

Waa Barnaamij Xalinaayo Lacag Qaladka Taaso dhibaato Weyn ku ah Bulshada Maanta kadib Isticmaal Applicationkan Si Aadan U Qaldin lacagkale. SahalPay-ZAAD-SahalPay-SAHAL

Waxaan Usameeyey Marka Hore Sadaxdaan Maadaama ey magaaloyinka dalka ey hada ku xoogn yihiin

SahalPay-EVC
Sida marka Aad Muqdisho joogtid u isticmaashid Adeega EVC ee Shirkadda Hormuud


SahalPay-ZAAD
Sida marka Aad Hargeysa joogtid aa u isticmaashid Adeega Zaad Shirkadda Telesom


SahalPay-SAHAL
Sida marka Aad Muqdisho joogtid u isticmaashid Adeega Sahal Shirkadda Golis


SahalPay-ZAAD SahalPay-SAHAL SahalPay-EVC

FARIIN: FREE ku isticmal appkan waxna ku iibso adigo kawalwalen lacag ka qaldantay. MAHADSANID

Give Donation = waa qeyb ee macaamiisha application ka isticmaasha ey Lacag ugu Deeqayan madaama uu Apkan Free u yahay Dadweynha.
waxa ku deeqi kaarta lacagta 1$ ilaa Inta uu Qalbigaga jecleestay

SahalPay-SAHAL
SahalPay-ZAAD
Waa diyaar kuwaan Sidoo kale

mahadsaanidiin
↓ Read more
SahalPay-EVC screen 1 SahalPay-EVC screen 2 SahalPay-EVC screen 3