Download Taariikhda Soomaalida - History of Somali People APK latest version Free for Android
Version | 1.5 |
Update | 2 years ago |
Size | 4.04 MB (4,233,113 bytes) |
Developer | HistoryofTheWorld |
Category | Apps, Books & Reference |
Package Name | com.historyisfun.somalis |
OS | 4.0.3 and up |
Taariikhda Soomaalida - History of Somali People APPLICATION description
Have Somali (Soomaaliga) Language
(English)
The Somali (Somali: Soomaalida) are an ethnic group belonging to the Cushitic peoples inhabiting the Horn of Africa.[47] The overwhelming majority of Somalis speak the Somali language, which is part of the Cushitic branch of the Afroasiatic (formerly Hamito-Semitic) family[48]. They are predominantly Sunni Muslim.[49] Ethnic Somalis number around 28-30 million and are principally concentrated in Somalia (around 15 million),[5] Ethiopia (8.5 million),[6] Kenya (2.4 - 3 million),[3][7] and Djibouti (534,000).[4] Somali diasporas are also found in parts of the Middle East, North America, Western Europe, African Great Lakes region, Southern Africa and Oceania.
(Soomaaliga)
Soomaali (Af-Ingiriis: Somali people; waa bulsho ku dhaqan Geeska Afrika; gaar ahaan wadanka Soomaaliya, Jabuuti, deegaano ka tirsan wadanka Itoobiya, gobalka waqooyi bari ee Kenya iyo meelo badan oo caalamka ah. Dadka Soomaalida ah waxay ka mid yihiin kooxaha Bulshada Soomaaliya; waana dadka ugu badan bulshada ku nool wadanka Soomaaliya. Intaas waxaa dheer, dadka Soomaalidu waxay ku hadlaan Af-Soomaali oo kamid ah afafka Kushiitiga Faraceeda Afro-Aasiyatik.
Soomaalida waxaa kala qaybiyey gumeysigii qarnigii 19aad, kaas oo ukala qaybsaday 5 qaybood oo kala ah: Talyaani Oo haystay Koofurta Soomaaliya; Ingriiska oo haystay Waqooyiga Soomaaliya (Somaliland); Faransiiska oo haystay Xeebta Soomaaliya (Jabuuti); Itoobiya iyo Ingiriiska oo haystay Soomaali Galbeed (Soomaali galbeed); iyo Kenyaoo haystay deegaanka NFD. Dadka Soomaaliyeed waxa ay wadaagaan hal af, dhaqan iyo diin. Waa hal reer laakiin waxa ay u kala qeybsamaan jufooyin hoose.

↓ Read more
Old versions
Version | Size | Update |
---|---|---|
⇢ 1.5 (2 variants) | ↓ 4.04 MB | ◴ 2 years ago |
⇢ 1.4 (1 variants) | ↓ 4.04 MB | ◴ 3 years ago |
⇢ 1.3 (1 variants) | ↓ 4.04 MB | ◴ 3 years ago |