waxkabaro icon

waxkabaro

★★★★★
★★★★★
(4.47/5)

1.3Free5 years ago

Download waxkabaro APK latest version Free for Android

Version 1.3
Update
Size 1.94 MB (2,034,422 bytes)
Developer waxkabaro
Category Apps, Education
Package Name com.appstrand.waxkabaro
OS 4.0.3 and up

waxkabaro APPLICATION description

Si Sahlan Ku Baro Cilmiga Computer Qaab Online ah oo Video Practical ah
App-kaan Wuxuu la mataan yahay websiteka waxkabaro.net waxaana ka heli kartaa Dhamaan Cashirada iyo koorsoyinka websiteka ku jira ayagoo muuqaal ah

Koorsooyinka ku jiro Appka waxaa ka mid ah:

COMPLETE HARDWARE AND SOFTWARE:
Koorsadan Complete hardware and software waxaad ku baran doontaa Hardware and software bilow ilaa dhamaad. Hadii aad dhameesato Koorsadaan waxaad awood u yeelan doontaa in aad cilad walbo oo dhinaca computerka aga imaado in aad si sahlan ku xalisan doonto.

Waxeyna ka koobantahay ilaa 50 iyo dhoor cashir oo na ukala qeybsan lix Chapter.

ULTIMATE PHOTOSHOP COURSE:
Koorsadaan Barashada Photoshop af soomaalie waa koorsadii ugu Balaarneed ee ebad Af-Soomaali lagu sameeyo. Cashirada Dhaamtooda waa Muuqaalo ama videos oo 100% Practical ah Si fududna oo step by step ah loo sharxayo.

Markaa koorsadaan dhameesana Imtixaan Practical ah ayaa lagaa qaadi doonaa aduu Allah ka raali naqto Kadibna SHAHAADO ayaa lagu siin doonaa insha allah.


WEB DEVELOPMENT ONE ON ONE:
Barashada Web Development One on One waa koorso aad ku baran doonto sida loo dhiso Website qurux badan adigoo isticmaalayo HTML5, CSS3 ,Javascript, Jquery, Bootstrap, PHP Database iyo Wixii Soo raaca. Dhaamaan Cashirada Waa Project Based Taas oo micnaheeda tahay in aan si wada jir ah isula dhisi doono websiteyo yar yar oo aan ugu talo galay in aan waxaad baraneyso aad si sahlan ugu apply gareeso.

IYO KOORSOYIN KALE OO FARO BADAN
↓ Read more
waxkabaro screen 1 waxkabaro screen 2 waxkabaro screen 3 waxkabaro screen 4 waxkabaro screen 5 waxkabaro screen 6 waxkabaro screen 7

Old versions

Version Size Update
⇢ 1.3 (1 variants) ↓ 1.94 MB ◴ 5 years ago
⇢ 1.1 (1 variants) ↓ 2.11 MB ◴ 6 years ago